Age Rating
4+
Apps in this category do not contain restricted content.
9+
Apps in this category may contain mild or occasional cartoon, fantasy or real-life violence, as well as occasional or mild adult, sexually suggestive or horrifying content and may not be suitable for children under 9 years of age.
12+
Apps in this category may contain occasional mild indecent language, frequent or intense cartoon or real-life violence, minor or occasional adult or sexually suggestive material, and simulated gambling, and may be for children under 12 years of age.
17+
You must be at least 17 years old to access this App.
Apps in this category may contain frequent and intense offensive language; Frequent and intense cartoon, fantasy or realistic violence: frequent and intense adult, scary and sexually suggestive subjects: as well as sexual content, nudity, tobacco, alcohol and drugs, may not be suitable for children under 17 years of age.
Beeciye Screenshots
Beeciye posterBeeciye posterBeeciye posterBeeciye posterBeeciye posterBeeciye posterBeeciye posterBeeciye poster

About Beeciye

Waa maxay adeega Beeciye?
Beeciye waa adeeg casri ah oo leh website iyo mobile APP oo ay kuu keentay shirkadda Tabaarak ICT Solutions.
•Waa suuq ay ku kulmayaan dadka wax iibinaya iyo macaamiisha ka iibsanaya. Qofkasta oo wax iibinaya, sida guryaha, gawaadhida, dharka ,alaabta celiska ah iyo kuwa cusub,xoolaha, IWM. waxa uu galin karaa oo ku iibin karaa alaabtiisa Beeciye.
•Supermarket-yada, hotel-lada, dahablayaasha, shirkaddaha dhismaha iyo qof kasta oo ganacsi leh wuu adeegsan karaa adeega Beeciye.
•Waa isku xidhaha dalka iyo dibadda iyo soo dhoweeyaha alaab aad in badan raadin lahayd.

Muxuu gooni la yahay?
•Si fudud iskaga diinwaan geli ama ku gal facebook ama Google account-gaaga.
•Ku xidhnoow iibiyaha aad dooneysid alaabihiisa si aad ula socoto dhaqdhaqaaqa alaabihiisa.
•Si fudud ayaad u heleysaa ogeysiis ku saabsan qofka aad ku xidhantahay alaabaha uu soo geliyo.
•Waxa uu leeyahay kala bedelasho alaab
•Waa suuq aad alaabtaada ku soo bandhigan karto.
•Toos ayaad gorgortami kartaa iibiyaha alaabta aad ka heshay.
•Raadin fudud iyo masaafo kooban.
Faaiidooyinka oo u leeyahay bulshada
•Waa lacag la,aan
•Waqtiga ayuu kuu beekhaaminaa
•Si fudud ayaad u arkeysaa alaabaha aad dooneyso.
•Si fudud ayaa isaga iibin kartaa alaabahaada.
•Macaamiil badan oo meela kala gadisan joogta ayaad ku xirmeeysaa
Sidee loo isticmaalaa?
•Kala soo deg play store adiga oo ku qoraaya Beeciye
•Sameeyso username and password ama ku gal Facebook account ama Google account
•Markii aad soo gasho waxaad awood u leedahay inaad badeecadaada ku soo bandhigto adiga oo sawir kaqaadaya ama sawir hore soo galinaya sidoo kale waxaa awood u leedahay inaad aragto badeecado horay loo soo galiyay adiga toos ula xariiri kara qofka iska leh
Waxaa arki doona alaabta aad soo galisay malaayin qof oo macaamiil ah.
Show More

What's New in the Latest Version 1.0.1

Last updated on Jun 30, 2018
Old Versions
Si fudud uga iibso badeeco:
•Ku dhufo badeecadda aad rabta korkeeda ama magaceeda
•Waxa arki doontaa faahfaahinta alaabta sida magaca, nuuca, tirada, lacagta, qofka iska leh macluumaadkiisa iyo halka ay taalo.
Adeega beeciye waxa uu kuu sahlayaa inaad si fudud ula xariirto qofka badeecadda iska leh adiga oo waliba sameeyn kara inaad ka iibsato, inaad alaab kale uga bedeleto, inaad beeca kala hishiiso.
Show More
Version History
1.0.1
Jun 30, 2018
Si fudud uga iibso badeeco:
•Ku dhufo badeecadda aad rabta korkeeda ama magaceeda
•Waxa arki doontaa faahfaahinta alaabta sida magaca, nuuca, tirada, lacagta, qofka iska leh macluumaadkiisa iyo halka ay taalo.
Adeega beeciye waxa uu kuu sahlayaa inaad si fudud ula xariirto qofka badeecadda iska leh adiga oo waliba sameeyn kara inaad ka iibsato, inaad alaab kale uga bedeleto, inaad beeca kala hishiiso.

Beeciye FAQ

Click here to learn how to download Beeciye in restricted country or region.
Check the following list to see the minimum requirements of Beeciye.
iPhone
Beeciye supports English

Beeciye Alternative

You May Also Like

Get more from TABAARAK ICT SOLUTIONS